Hanqadh  * com 

Horyaalka warbaahinta geeska Afrika                                                                                                                                                                                                                                            

                                                                                 HOME       CONTACT     ARCHIVE     HEESAHA WADANIGA                                                                                                   DaawoJaaliyadahaOgadenya  

Aaden cige cali Puntland:sa sakaaylada soomaali galbeed(Ogadenia)(maqaal)

 Rooda Afjanno »

Mindida Cadowgaagu kugu halgaado iyo mijin qabashada walaalkaa midkee xanuun badan?.

 contra Ogaadeenya ?
 Moktar Gundid »

Maxay tahay danta ay Axmaaradu ugu

baroordiiqayaan dadka Soomaalida Ogaadeenya?.

Radio Xoriyo 

VOA 6:30AM

VOA 4:00PM

 VOA 7:00PM

VOA 8:00PM

Aftahan

 Aflax.net

  Aljazeera.net

 Aminarts

 BBC somali

 Buuhoodle

 Buurhakaba

 Cadaado

 Calayaale

 Ceelbuurnet

 Darwiishland

 Dawanpress

 Djibnet

 Dayniile

 Doollo

 Godeynews

 Garissa

 Goldogobsite

 Halgan

  Hamarey

 Hiiraan

 Islamweb.net

 Markacadeey

 Makhtal.org

 Ogaden online

 Ogadenstudent

 Ogadentube

 Ogadennet.com

 ONLF

 PaceMagazine

 Puntlandpost

 Qalaafe

 Qorahay

 Somaliweyn

 Saylac

 Somaliwide

 Somalinet

 Somalitalk

 Somaliherald

 Shabelle

 Shilaabo

 Tanadland

jubbalanddf.org

Shirkii Jaaliyadaha ee Sweden Looma Kala Harin.

Shirkii Jaaliyadaha soomaalida ogaadeenya ee sweden oo u socda si aad iyo aad u wanaagsan lana rajayno in ay kasoo baxaan guulo aad u weyn oo faaiido weyn u yeelan doona halganka xornimodoonka(sii akhri)31.07.2010

Shirkii Jaaliyadaha Soomaalida Ogadenya Sweden oo Si aad u fiican u socda.

Shirkii jaaliyadaha soomaalida ogaadeenya oo si habsami ah  uga socda caasimada wadanka sweden ee stockholm(sii akhri)30.07.2010

Faahfaahintii Shirkii Guusha ku dhamaaday ee Gaarisa.

Shirkii golaha qurbajoogta jubooyinka & ururka solidaritiga haweenka soomaaliyeed ee gaarisa oo guul ku dhamaaday(sii akhri)27.07.2010

Riwaayadii:Ibraahim dheere, Tigreega & Ilaahay.

Riwaayada ibraahim dheere iyo tigreega oo dhinac ah iyo ilaahay oo xaqa halganka soomaalida ogaadeenya guuleeyay ayaa dhacdooyin cajiib ah oo qofkii caqli leh wax ku qaadan karo ay dhexmareen(sii akhri)26.07.2010o

Xaajo Iyo Haleelo Maxaa Kala haysta.

Shabakada www.haleelo.com ayaa in mudo ahba waxay ku eedeyn jirtay ninka qora xaajo.com inuu yahay nin itoobiya u shaqeeya oo aad u neceb xoriyada iyo wanaaga soomaaliyda ogaadeenya(sii akhri)26.07.2010

Faah Faahin shirkii Gaarisa ee Golaha Qurbajoogta Jubooyinka iyo  ururka swso.

Shirkan oo ay wadajir u wadaqabteen golaha qurbajoogta jubooyinka iyo ururka somali woman solidarity ayaa ku dhamaaday guul ka weyn sidii la filayay wuxuuna ku reebay dareen dadkii(sii akhri)25.07.2010

Shirkii Gaarisa ee Golaha Qurbajoogta Jubooyinka  & Ururka SWSO. oo Guul Ku Dhamaaday.

Shir si aad u heersareeya loo soo agaasimay oo ay soo abaabuleen golaha qurbajoogta jubooyinka iyo  ururka solidaritiga haweenka soomaaliyeed oo guul ku dhamaaday.(sii akhri)25.07.2010 

Fariintii Dhalinyarada Ogaadeenya.

Suugaan ay murti ka buuxdo oo xasuus weyn ku leh soomaalida ogaadeenya Halgankeeda xornimodoon. 24.07.2010

Wiilwaalkii Abaaqoroow:Culimada Waawayn ee u Dhashay Waddanka Ogaadeenya Maxay ooga hadli la'yihiin Al itixaadka Gaalada Itoobiya Isudhiibay?.

 Bismillaahi raxmaani raxiim, waxaan halkan ka salaamahayyaa dhammaan dadwaynaha reer Ogaadeenya ee xorriyadda jecel, ee diidan gunnimada uu meles Zenawi nagu wado(sii akhri)23.07.2010

Shir Wadatashi oo ka Dhacay Nayroobi.

Shir wadatashi oo dhexmaray proff.maxamed cabdi gaandi,golaha qurbajoogta jubooyinka ee bariga afrika & ururka solidaritiga haweenka soomaaliyeed ee (swso) (sii akhri) 22.07.2010

Google: oo khariidadaha ka saaray in ogaadeenya itoobiya ka mid tahay.

Brogaramka caanka ah ee (google eath) ayaa gabi ahaanba dib u saxay khariidadihiisa meeshii waagii hore uu kadhigay wadanka ogaadeenya dhul itoobiya leedahay ayuu hada(sii akhri)21.07.2010

Riwaayadii Oyn Sandiego oo Guul ku dhamaatay.

 Waxa  18 kii bishan July magaalada San diego lagu soo bandhigay riwaayad aad looga soo shaqeeyey oo dhalinyarada OYN Sandiego ku soo farayareysteen.(siiakhri)21.07.2010

 Shir Dhalinyarada Ogaadenya ee Denmark.

Shir ay isugu yimaadeen Ururka dhalinyarada Somalida Ogadenia ee Denmark oo kadhacay magaala madaxda Sadexaad ee Odense(sii akhri)20.07.2010

Dhambaal: Ka yimid Yaasiin Wiilwaalkii Abaaqoroow.

Shabkada hanqadh waxaa soo gaartay fariintan dhambaalka ah oo aan ka helay yaasiin jire abaaqoroow isaga oo raba in uu fikirkiisa ka dhiibto halganka xaqa ah ee soomaalida ogaadeenya iyo beesha absame(sii akhri)18.07.2010

Fatahaadii Wabiga Jubba oo Beero Badan Waxyeeleeyay.

Warar aan ka soo xiganay shabakada ka hadasha arimaha jubooyinka ee www.jubbalanddf.net ayaa waxay soo gudbisay muqaalo khasaaraha beeralayda jubooyinka ee wabiga jubba.(sii akhri)18.07.2010

Rusushii Adoonsiga.

Nimankan ay murugada iyo fadhi xumadu ka muuqato waa dabaqoodhiga cusub ee kitaabka tiiriyay amarka iyo waligana ka dhigtay tafare iyo tadhase,waxay sheegaan in ay heshiis galeen(sii akhri)17.07.2010

Shirkii Gaandi & Qurbojoogta Sandiego.

Professor Maxamaed Cabdi Gaandhi ahaana Wasiirkii Gadiidka cirka Iyo dhulka oo Gaaray magaalada San Deigo Ee Maraykanka ayaa la shiray dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada(sii akhri)15.07.2010

 Baaq Gudiga Duqeyda Jubbaland ee U.K.

Baaqa Guddiga Duqeyda Jubbaland ee UK                     London, 11-07-2010

Guddiga Duqeyda Jubbaland ee UK wuxuu taageerayaa daadaalka xubnaha Guddiga Duqeyda Jubbaland ee  kusugan Kenya ay ugu jiraan hirgelinta barnaamijka mamul-u-sameynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ( Jubbaland )(sii akhri)13.07.2010

Proff.Gaandi &Qurbajoogta jubooyinka sandiego.

 Proff.gaandi wafdigiisii ayaa Saacadu markay ahayd 12:30 duhurnimo ee bishan July 11, 2010  ayuu Professor Gaandhi ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee San Diego.(sii akhri)11-07-2010

Safarkii Cadaabta qaybtii 1aad:

Xadiis ayuu Nabigeenii muxamed (nnk) ku yiri nimbaa camal wanaagsan iyo salaad badan janadu markay taako u jirto ayuu wuxuu isu rogi 90 degree dhinaca kale markaas ayuu cadaabta geli(sii akhri)11.07.2010

Yasin Abaaqoroow khalid binuwalidkii ogaadenya oo kale inuu noqdo ma laga yaabaa?.

Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan, Shacabka Somalida Ogadeenya Ee Ku Kala Nool Wadamada, Norway, Denmark Iyo Sweden(sii akhri)11.07.2010 

 Petronas drilling crew withdraws from Ogaden.

The Malaysian oil company, Petroliam Nasional Berhad (Petronas), which is prospecting for oil and gas reserves in the Ogaden basin(read more)11.07.2010

Geedkaad abuurataad mirihiisa gurataa  !!

Maqaalkan ayaan waxaan kasoo xiganay codka golaha qurbajoogta ee jubooyinka oo ay uga hadlayaan booqashada proff. maxamed cabdi gaandi uu ku marayo wadanka mareykanka.(sii akhri)10.07.2010

Midowga dhalinta iyo ardeyda ogadenya denmark.

Sheekh Khaliif Guure oo shir jaraaid Qabtay. 

 Wariyaha golaha qurbajoogta jubooyinka ee kenya oo war deg deg ah  nooga soo diray caasimada wadanka kenya  ayaa wuxuu noo soo sheegay in gudoomiyaha golaha guurtida ee jubooyinka(sii akhri)06.07.2010

Ogeysiis:Shir Golaha Qurbajoogta Jubooyinka Ku Qabanayo sandiego-usa.

Shir Golaha Qurbojoogta  jubooyinka soo abaabulay oo lagu qabanayo sandiego california, shirkan ayaa waxaa lagaga hadli doonaa arimaha soomaaliya,waxaana kasoo qabgalaya wufuud kala duwan oo uu u horeeyo proff. maxamed cabdi gandhi(sii akhri)04.07.2010

Shabakada www.dhanaan.com oo afka la qabtay.

Shabakada dhanaan.com oo beryahan dambe qoreysay sheeko ay garab ku siinaysano ninmankii isdhiibay ee uwslf kuwaas oo ujeedkoodu tahay in ay shacabka halgamaya hoosaasiyaan ayaa ilaahay afka qabtay(sii akhri)02.07.2010

Codka: Golaha Qurbo Joogta Jubooyinka waa: www.jubbalanddf.net.

Golaha qurbajoogta jubooyinka oo ah golaha  mideeya dhamaan qurbajoogta  jubooyinka ayaa  wuxuu lee yahay webeb ilaa afar gaaraya waxaase uu webka officialka ah ka dhigtay  www.jubbalanddf.net   kala soco akhbaaraha 02.07.2010

Shirweynaha Jaaliyadaha ogaadeenya ee lagu qaban doon sweden oo qaban qaabadiisu meel fiican mareyso.

Shirweynaha jaaliyadaha ee sweden ayaa waxaa lagu wadaa inuu noqdo shir qurbe lagu qabto oo soomaalida ogaadeenya kii abid ugu dad badnaa uguna abaabul sareeya.(sii akhri)02.07.2010

Gobanimodoonkoow Bishaareyso.

Waxaan rabaa in aan xasuusiyo shacabka  soomaalida ogaadeenya ee gobanimodoonka  ah in ay ogaadaan inaan la xoroobin ilaa dhiig badan iyo maal badan la huro mooyee, marwalba oo aan guusha u sii dhawaano dhibaatada dilka iyo xasuuqu wuu sii badan.(sii akhri)29.06.2010

War degdeg ah: kulankii Tafatire daljir iyo yasin cabdi jire(wiilwaal).

Tafatiraha SHabakada hanqadh ee arimaha soomaalida daljir ayaa wuxuu kula kulmay yasin cabdi jire caasimada 3aad ee sweden(Gøtenborg) (sii akhri)28.06.2010

Khilaaf xoogan oo u dhaxeeya dawlada itoobiya & kooxihii itixaadka ee is dhiibay.

Ilo aad wargaleen u ah oo kamid ah kooxdii itaxaad ee dhawaan isu dhiibtay taliska dhiig yacabka  ah ee adis ababa oo nooga waramay xaalada ay ku sugan yihiin(sii akhri)27.06.2010

Muuqaalka Kooxdii fadhi xun .

Sawirkan bal u fiiro, side ayuu kuula muuqdaa?ma dad fayoow oo wax fiican rabay u egyihiin mise dibjiro jawaasiis iyo niman qaadku ka dhamaaday oo safaraadada itoobiya shirinayso?(sii akhri)26.06.2010

Dhalinta: Xarigjiidkii Xoriyada Ogaadeenya 

Raadinta xornimo buuxda oo soomaalida ogaadeenya ayaa waxay noqotay mid lama huraan ah kadib markii adoonsi,cadaadis iyo bahdil soomaalida ogaadeenya ka bixi weyday, dareenkan ayaa sii laba laxaadsaday markii soomaalida ogaadeenya heshay hogaamin toosan(sii akhri)26.06.2010 

Dhalintii ogaadenya oo xoriyad u qaylinaysa iyo calooshood u shaqaystayaashii s.galbeed ku qaraaban jiray oo gumeysi saf u galay.

Ilaahay ayaa mahadleh oo dadka siiya caqliga wanaagsan ee wanaaga iyo xumaanta lagu kala garto, ilaahay ayaa siiyay labadan sawir ee kore mid walba garashada iyo fahanka ficilada ay ku kacayaan(sii akhri)26.06.2010 

Gabdhihii xoriyada ogaadeenya oo wacdaro ka dhigay  mudaaharaadkii heeg.

Gabdhaha soomaalida ogaadeenya waxay yihiin lafdhabarta halganka xornimo doonka ah ee  soomaalida ogaadeenya,gabdhuhu waa lafdhabrta  wax walba oo danta ummadda soomaalida ogaadeenya ah waxayna bulshada soomaalida ogaadeenya ka muteysteen in loo qiro dadaalkooda iyo doorka ay ku leeyihiin difaaca dalka iyo dadka(sii akhri)25.06.2010

Shirweynihii dhalinta ogaadeenya ee aduunka oo denmark ka bilaaban doona berito oo Jimce ah. 

 Shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa waxqabadkii ururada dhalinyarada ogaadeenya,doorka looga baahan yahay in ay ka ciyaaraan xorayta dalka iyo dadka.  kala soco hanqadh wararka shirkaas la sugayo.23.06.2010

Ethiopia, face humanitarian crises, insurgency and instability.

By Neel Arora

(AXcess News) Washington - One of the world's most volatile region, the Horn of Africa, has come under greater scrutiny, as the political and humanitarian situation in Ethiopia worsens after fraudulent elections.(read more)23.06.2010 

Riwayada Woyanaha ee Jigjiga qaybtii 1aad.

Waligaa  ma daawatay ama ma garan kartaa sida riwaayadaha beenta ah loo jilo? sawiradan kore waxay kuu muujin doonaan kadeedka iyo sheeko xariirta ay jilayaan kooxdii soomaaligalbeed isugu yeedhi jirtay(sii akhri)23.06.2010

Shirwaynihii Koowaad ee Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka (London -UK)

Waxaa maalintii Sabtida oo ay taariikhdu ahayd 12 June 2010 lagu qabtay cariga Ingiriiska Shirwaynihii Koowaad ee Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka kaasoo ay si heer sare ah usoo qaban qaabiyeen golaha qurbojoogta jubbooyinka. (sii akhri). 12.06.2010

Golaha Qurbajoogta Jubooyinka oo shirweyn ku qabtay Kobenhagen (Denmark)

Waxaa galabnimadii Jimcaha taariikhda ahayd 12/06/2010 caasimada Denmark ee Kobenhegen
kadhacay shir si heer sare loosoo agaasimay kaasoo looga hadlayay xaaladda guud ee somaaliya, gaar ahaan xaaladda Goballada Jubooyinka
. (sii akhri)13.06.2010

Meeqaynu siisanaa dalka,Dadka & Diinta ?waa salaan ujeedo xun ah, larabo in been loogu sheego inta ugu doqonsan, ugu damiir liidata ee soomaalida ogaadeenya,ujeedada ka dambeysana waa in sadexda ma huraan ee dalka,dadka & diinta laga beeciyo woyaanaha gumeystaha ah(sii akhri)21.06.2010

Mudaaharaadkii Maxkamada Dambiyada Aduunka ee Soomaalida Ogaadeenya. waxaa maalinkay taariikhdu ahayd 18.06.2010 isugu soo baxay mudaaharaad dhamaan jaaliyadaha soomaalida ogaadeenya ee yurub(sii akhri)20.06.2010 

Sheekh Xasan Daahir oo eed aan gar ahayn eedeeyay axmed sheekh maxamed islaam. axmed sheekh maxamed islaam oo ah sarkaal ka tirsanaa xisb islaam waxaa weeraray xili uu ciidamadiisii oo dhan u diray xamar si ay ugaandheyska u la diriraan kooxda alshabab(sii akhri)27.04.2010 

Ajo Gudhay oo bidhaaminaya meesha meydkiisa woyaanuhu ku ridi doono hadii uuna ka tobadkeenin. sawirkan kore waa sarkaal ka tirsan kooxdii diinta beenta kasheegi jirtay ee soomaaligalbeed(sii akhri)26.04.2010 

  &

Golaha Qurbojoogta Jubooyinka: Wuxuu Wargelinayaa Dhamaan akhristayaasha soomaaliyeed in(G.Q.J.)wax qabadkiisa iyo wixii talo ah ama wararka jubooyinka aad kala socon kartaan webka golaha ee www.jubbalanddf.org. 07.04.2010

Warar goos goos ah oo ogaadeenya naga soo gaadhay.  ilo kala duwan oo shabakada hanqadh.com la xidhiidhay ayaa waxay noo  xaqiijiyeen in xabsiga rayidka ogaadeenya lagu ciqaabo ee jeel ogaadeen ay ku naf waayeen dad lagu qiyaasay 25 ruux oo rayid ah, dadkan ayay ila kala duwan(sii akhri)06.04.2010 

Warqad Furan:ku socota shacabka ogaadeenya. shacabka sharafta badan ee soomaalida ogaadeenyoow waxaa noloshiinii  soo maray maalmo iyo taariikho  xasuus ay kabuuxdo maanta waxaad mareysaan maalin (sii akhri) 06.04.2010 

Meles: Abed Ya Ogadenia Ambassa. meles oo qiray in shacabka soomaalida ogaadeenya yahay libaaxa geeska afrika kadib markii ay jwxo masrax kasta kaga adkaatay(sii akhri)05.04.2010

Sirdoonkii itoobiya ee ajjo gudhay/somaligalbeed oo tadhase janno iyo jihaad ka raadiyay.  shacabka soomaalida ogaadeenya waa halyeeyo aan ilduufin kala yaqaana tuuga jaajuuska ah iyo wadaadka timir daydayga ah ee diinta ilaahay ka been sheega,waxaa daliil u ah sida ay markii ugu(sii akhri)04.04.2010

Dhageysigii ogaadeenya ee yurub oo guul ku dhamaaday. shirkii mudada badan la sugayay ee ku saabsanaa xasuuqa dowlada itoobiya ku hayso bulshada rayidka ah ee ogaadeenya ayaa lagu qabtay brusels(sii akhri)18.03.2010 

Bayaan Taageero ah Shirkii Hotel Chester ee Nairobi, Kenya. Golaha Qurbojoogta Jubooyinka wuxuu taageero buuxda siinayaa go’aamadii ka soo baxey shirkii shaley ooy taariikhdu tahay 16.03.2010 ka dhacey hoteelka Chester ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.(sii akhri)17.03.2010
  
Jaalliyada S.Ogadenia ee dalka Norway waxay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuun Dr. Fatxi Daahir Sheikh Aadan, oo ku geeriyooday dalka Mareykanka.

17.03.2010

Shir: Golaha Odeyada Jubooyinka iyo gedo.  shirkan ayaa wuxuu ka dhacay caasimada wadanka kenya ee nayroobi, waxaa ka soo ka soo qaybgalay dhamaan odeydhaqameedyada  degaanada aan kor ku sheegnay oo 80 ah iyo marti sharafyo kala duwan oo oo isugu jiray siyaasiyiin iyo aqoon yahano(sii akhri)17.03.2010 

Halkan ka daawo O.y.n. In Action.  16.03.2010

Shirkii O.Y.N. oo Isu Badalay Shir Taariikhda Galay. Ururka Isku Xidhka Dhalinyarada Ogadeniya ee  Waqooyi America (Ogaden Youth Network of North America)  ayaa magaalada Minneapolis Maalintii Axada ee March 14, 2010 ku soo gabagabeeyey shir socdey 3  maalmood ee Jimce, Sabti iyo Axad(sii akhri)15.03.2010 

Ugandha: Jaaliyada Ogaadeenya oo ku kulantay.  shir aad u wayn oo maanta kusoo gabagaboobay caasimada wadanka ka uganda (sii akhri)15.03.2010  

Taking Beijing +15 Forward. African Rights Monitor-ARM attended the two weeklong meeting of the 54th session on the Commission on the Status of Women (CSW) on 12 March 2010 in New York.(sii akhri)15.03.2010

Muftiga Qaranka Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud oo Shir Culimada Islaamka  U.A.E kaga Qaybgalay. muftiga diinta ee soomaaliyeed sheekh nuur baaruud oo shir  uga qaybgalay imaaraatka(sii akhri)15.03.2010 

Hambalyo..hambalyo..Hambalyo.Hambalyo. Anagoo kala ah jaaliyadaha  sweden,norwey,danmark,finland, uk,holand,jarmalka,faransa ,usa,canada, iyo dhamaan jaaliyadaha
S.ogadenia waxaan hambalyo u direynaa Abwaan  Cabdi faacuul xuseen iyo marwadiisa Sahra cabdiqaadir cabdiyow oo meherkoodu kadhacay wadanka Sweden maalintii shalay ahayd oo ku beegnayd 13.03.2010 waxaana leenahay noqda kuwii isku waara isjeclaada kala helana barwaaqo iyo bash-bash. 14.03.2010
 
Yaa Dilay Bare Cali Bare?Maxaa loo Dilay? Maxaase xal u ah dhalinta uu Horjoogaha u ahaa? qormadeenan  ayaan isku dayi doonaa in aan kaga faaloono baadhitaan iyo xog badan oon ku sameynay kadib(sii akhri)10.03.2010 

Shir ururka dhalinyarada Ogaadeenya ee Bariga Afrika.  Ururka dhalinyarada Ogaadeeniya ee wadanka kenya oo maanta isugu yimid shirkaas oo  ay kaga Arinnsanayeen Sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen Abaabulka dhalinyarada Ogaadeeniya ee Geeska afrika  (siiakhri)10.03.2010

Ahmed Naji oo fariin wadaninimo ah u diraya Bulshashada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan xamar.(daawo)07.03.2010 

Ragaad hawlgal balaaran oo loogu magacdaray ragaad ayaa ka dhacay ogaadeenya,howlgalkan oo ay ka wada qaybqaateen inta badan dhamaan qaybaha cwxo(sii akhri)07.03.2010 

l

Halgame c.nuur sooyaan.  maxay tahay ujeedada ka dambeysa in maxbuus intii la jujuubo lagu qasbo inuu yidhaahdo wax loo yeedhiyay oo lagu qasbay?(sii akhri)04.03.2010    

     y

 Jaaliyada Denver oo Kulantay. taariikhdu markkay ahayd 27/2/2010 ayaa waxaa shir muhiim aha isugu yimid jaaliyada Ogadenia ee denver,Colorado .(sii akhri) 03.03.2010                               

Beenin La Beninaayo Ninkii Isku Magacaabay

 in uu matalaayo jaaliyadda dibada ee godey.(Sii Akhri)

Cambaareyn: Falalka dilka,Dhaca, ee kooxda Alshabab Kawado Degaanada Jubooyinka. Golaha Qurbajoogta Jubooyinka wuxuu cabaareynaa kooxda alshabab falalka foosha xun, xadgudubka iyo tacadiyada ay kula kacayso dhamaan shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba gaar ahaan falalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay degaanda jubooyinka.(siiakhri)28.02.2010.

Shacabka Geesiga ah ee ereteriya O ka xun Cunaqabatayta sharci darada ah. daawo sawirkan  wiilka Yar oo ka xun  sida aan sharciga ahayn ee dalkiisa loo bartilmaameedsaday iyadoo aan qaanuunka aduunka oo dhan la tixgelinaynin.28.02.2010 

Cadowgii Ilaahay & Rasuulkiisa o cabsigelinaya shacabka soomaaliyeed. iyakoo ka shaqaynaya in ay soomaali ka horkeenan diinta islaamka. 28.02.2010

SHIR Baladhan oo Ururka OYN isugu Yimideen. Maanta oo taariikhdu ahayd 2/27/2010 ayaa shir balaadhan waxaa isugu yimid ururka dhalinyarada ee afka qalaad
lagu yiraahdo Ogaden Youth Network ama (OYN) ee gobolka Minnesota (siiakhri)28.02.2010
 
Malayshiyada Al-shabaab oo Xasuuq Ba,an ka wada Jubooyinka. malayshiyada kooxda alshabaab ayaa ka bilaabay degaanka jubooyinka in ay xasuuqaan dadka shacabka si ayna dadka ay dirirta ka dhaxeyso u helin wax taageera(siiakhri)28.02.2010

Mucjisooyinka Onlf Qaybtii 2aad. Qaybtii hore ee maqaalkan waxan sikooban  ugu iftiiminay marxaladaha qalafsan ee uu kasoo gudbey halganka xornimo-doonka ah ee ka socda Ogadenya iyo sida ay dowlada Ethiopia ugu guul daraysatay inay hor joogsato rabitaanka shacbiga dulmi-diidka ah ee S/Ogadenya.(sii akhri)26.02.2010  

Jaaliyada Ogadenia ee Finland oo Shirtay. maalintii axada ahayd ee taarikhdu ku beegnayd 21.2.2010. waxaa caasimada Helsinki ee dalka finland shir ay isugu timid jaaliyada ogadenia ee ku dhaqan dalkan finland(sii akhri) 26.02.2010 

Analyses: Qarniga 21aad Qamiis & Qabiil maxaa isu Galay? qormadan cajiibka ah  waxaan kaga hadli doona fadeexadanaha ay dhextiibanayaan afraada(siiakhri)24.02.2010 

Qurba joogta Eritereeya oo Dibadbax Weyn ka Sameeyeen Geneva.  Jaaliyadaha reer Eritareeya ee wadamada Yurub ayaa dibadbax aan loo kala harin ku qabatay ka soo horjeedka xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva iyagoo muujinayay diidmada cuna qabateeynta wadankooda lagu soo rogay.(sii akhri)24.02.2010

Ogeysiis Dhamaan qurbajoogta Jubbaland.  Golaha Qurbajoogta Jubooyinka Wuxuu Ogeysiinayaa Dhamaan dadka kasoo jeeda degaanada jubooyinka ee dalkii hooyo ama dibada kunool  in(sii akhri)24.02.2010

Waa Sidee Xaalka Dhoobley Dagaalkii Kadib? jabkii balaarnaa ee shacabka jubooyinku u gaysteen xarakada alshabaab wuxuu soo dedejiyay in kooxdii indhaha cirka u dhisaysaay jihaadka baanta ahna(sii akhri)24.02.2010

 Banaanbaxyadii lagaga soo horjeeday cunaqabataynta la saaray shacabka Eretreeya  .  (Sii akhri). 23.02.10

Daruuro Xornimodoon ah oo ka Curtay Canada. daadkii xornimadoonka ogaadeenya ayaa iska soo daba rogmanaya dhamaan dacalda aduunka, beryahan dambe magaalada toronto ayay si aad ah uga dhacayaan shirar kala duwan oo soomaalida ogadeenya(sii akhri)22.02.2010 

Waasidee Xaalada Jubooyinka Dagaaladii kadib? ilo kala duwan oo u waramay shabakada hanqadh ayaa u xaqiijiyay in degaanka jubooyinka(siiakhri)22.02.2010

Bishaaro: Waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaan dadweynaha soomaaliyeed Gaar ahaan shacabka ka soo jeeda gobolada jubooyinka ee soomaaliya in uu hawada soo galay webka www.jubbalanddf.net (sii akhri)20.02.2010 

Falanqaynta Dagaalada Jubooyinka.   dagaaladii todobaadkan ka dhacayay  degaanada jubooyinka, khasaarihii ka dhashay iyo sida hada xaalku yahay. (siiakhri)19.02.2010

Shir ka dhici doona caasimada filand oo uu kasoo qayb gali doono gud.xig2aad. waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada soomaalida ogaadeenya ee finaland in ay kasoo qaybgalaan (siiakhri)18.02.2010

Inspire

Act.

Change!

African Rights Monitor invites you to celebrate

the 15th Annual International Women’s Day 2010

presented by

THE ADVOCATES FOR HUMAN RIGHTS

On Saturday March 6, 2010

8:00am – 4:00pm

At Coffman Memorial Union

University of Minnesota

Free & open to the public

www.AfricanRightsMonitor.org

Contactus@AfricanRightsMonitor.org

Somaliland Authorities Handed Ms. Bisharo Wa’di to Ethiopian Security Services. Human rights instruments provide protection against refoulement. The UN Convention against Torture, in Sub-article (l and 2) of Article 3 states that:

“1. No State Party shall expel, return (refouler) or extradite a person to another State where(readmore)15.02.2010

Somali Women Solidarity Organisation. waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa wax qabadka ururka wadajirka haweenka soomaaliyeed ee jubooyinka.(sii akhri)15.02.2010 

Halganka ay ONLF kujirto waa mid mucjiso ah: !!!!!! Waxaa igu kalifay inaan qoraalkan gaaban sameeyo qoshe dhawaan ay dowlada itoobiya kabilowday dhulka ay somalidu degto ee ay gumeysato(sii akhri)13.02.2010

 MAALINTA DAREENKA DAHSOON (JACAYL) 14/FEBRUARY.  maqaalkan xiisaha badan hoos ka akhriso(sii akhri)13.02.2010

Goloway oo ka jawaabaya inuu muslim yahay iyo in kale.  10.02.2010

Qiso Naxdin leh. Todobaadkii aynu kasoo gudubnay waxaa degmada awaare oo katirsan G/jarar, kadhacday arin argagaxle.(sii akhri)10.02.2010

Lataliyaha Gudoomiyaha J.W.X.O. Jen. c.llaahi mukhtaar.oo Seminar aqoon kororsi ah u qabtay jaaliyada denmark.(sii akhri)10.02.2010 

10.02.2010

Hanqadh ila tali !!  waa barnaamij cusub oo shabakada hanqadh ugu bishaareynayso akhristayaasheeda, siiba dhinacyada : nolosha,caafimaadka, diinta, iyo kuwo kale. kusoo aadi suaashaada hanqadh@gmail.com ama emailka tafatiraha arimaha daraasaadka soomaalida daljir999@hotmail.com. 09.02.2009

Abwaanada Sanadka 2009. Akhristayaasha shabakada www.hanqadh.com oo codkooda ku cabiray fanaanka ama fanaanada ay u dooran lahaayeen 2009 ayaa sadexdan hobol abwaan u codeeyay.(sii akhri)09.02.2010. 

Sayid Maxamad Cabdille Xasan. iyo Falanqeynta Gabay Ka mid ah Gabayadiisii ugu dambeeyay.(sii akhri)07.02.2010

Madaxda Magaalada Washigton Seatle.Iyo Jaaliyada Soomalida Ogaadeeniya ee Seatle ayaa Kulan ku wada qaatay Xafiiska Senatorka ee Magaaladaas(sii akhri)06.02.2010

Hambalyo Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya.  shabakada www.hanqadh.com oo wareysi layeelatay taliyaha waqooyi galbeed ee ogaadeenya(sii akhri)05.02.2010  

Sheekh Xassan: in Layga Bililiqaysto ma aha absamaha! tolow absame ma alaab ayuu noqday? kor ka dhagayso. 05.02.2010

Akhristayaasha www.hanqadh.com u codee abwaankii  & fanaankii 2009. ku soo hagaaji codeyntaada hanqadh@gmail.com ama tafatiraha arimaha daraasaadka soomaalida dalji999@hotmail.com 04.02.2010 

The African Union Must Act to Achieve Peace in the Continent.  

The African Union met between the 25th of January till the 2nd of February for their 14TH ORDINARY SESSION OF THE ASSEMBLY OF THE AFRICAN UNION ADDIS ABABA: ETHIOPIA.(sii akhri) 03.02.2010

Taariikh Nololeedkii Maxamed Diiriye Uurdoox. Halgame maxamed diiriye oo taariikhda ogaadeenya baal dahab ah ku leh ayaan maanta idiin dulmareynaa.(sii akhri)03.02.2010

O.N.L.F Statement On African Union Summit.As the heads of State of the African Union (AU) convene, the Ogaden National Liberation Front (ONLF) wishes to note the continuing suffering of the people of Ogaden at the hands of the host nation of the ongoing AU summit.(sii akhri)03.02.2010

Meles oo ka Badbaaday isku day khaarijin. ilo wareedyo aad uga warqadaba waxa ka dhacaya gudaha taliska dhiig yacabka ah ee meles ayaa noo xaqiijiyay in meles ka badbaaday isku day dil(sii akhri)01.02.100

Shir Sanadeedkii Jaaliyada Norway oo loo dabaal degay.  waxaa maalintii sabtida ee ku beegnayd 30.01.2010 lagu qabtay caasimada dalka norway ee oslo shirweynihii sanadlaha ahaa ee jaaliyada s.ogaadeenya ee norway (sii akhri)01.02.2010 

Wararka Nagasoo Gaadhaya Degmada   Afmadow:ayaa sheegaya in Dagaal ka dhacay Degmadaas.  (Sii akhri)01.02.2010

Sadexda caalim ee kaalinta 1aad-3aad Galay codbixintii caalimka soomaaliyeed ee sanadka 2009.  sadexda caalin ayaa waxay akhristayaasha hanqadh.com u codeeyeen in ay sadexdaa kaalimood kala galeen iyakoo faahfaahin ay ka bixiyeen(sii akhri)31.01.2010

Fadlan u codee caalimka soomaaliya ee 2009.  Noo soo sheeg sheekha aad is leedahay in uu u qalmay in uu noqdo caalimkii ugu fiicnaa ee soomaalida sanadka 2009? iyo sababta aad ugu dooratay? jawaabihiina kusoo aadiya hanqadh@gmail.com ama tafatiraha arimaha daraasaadka soomaalida daljir999@hotmail.com. 30.01.2010

Bringing to the Fore the Hidden Genocide in Ogaden. A one day gathering to discuss and analyze the genocide taking place in Ogaden was held yesterday at one of the Toronto offices of the Canadian Center for Torture Victims (CCTV). (sii akhri)30.01.2010 

 DAWLADA: DOC KA RARAN.  Waxaan laba isku khilaafsanayn, damiir kasta oo xumaha ka damqadaana diidaa, nafkasta oo xor ahina ka biya-diidaa waxyaalo badan oo aadanaha hagardaamoyin iyo daannooyin ku ah.(sii akhri) 30.01.2010 

O.N.L.F Statement On Forced Resettlement Of Nomadic Families In Ogaden.  The Ethiopian regime has begun forcefully resettling nomadic families in the Shinile area of Ogaden to designated camps.(sii akhri)29.01.2010

Suaalo iyo Jawaabo diini ah. Sare u qaad aqoontaada diineed adigoo ka faaiideysanaya suaalahan iyo jawaabahan(sii akhri)29.01.2010

Soomaalida Ogaadeenaya Imisa Ikhtiyaar ayay leedahay maanta?  waa suaal muhiim ah oo qofka caqliga leh ay tahay in uu naftiisa suaalo,laakiinse jawaabta saxda ah waxaa garan kaliya qof ilaahay indhaha u furay(sii akhri)29.01.2010 

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta soomaalida ogaadeenya inay ka soo qaybgalaan  shirkii sanadlaha ahaa ee jaaliyada soomaalida ogaadeenya ee norway oo uu nagalasoo qaybgeli doono gud.xigeenka2aad ee jwxo c.qaadir cadaani hiirmooge.  saacada 15:00 Dhinaca bidix ee grønland bazar tøyenbekken 5 , oslo . 29.01.2010

Saaxiibka runta ah iyo ka beenta ah. waxaan is barbardhigi doonaa calaamadaha lagu garto saaxiibka runta ah iyo saaxiibka beenta ah(sii akhri) 28.01.2010 

China invests in Ethiopia but at what cost? China’s minister for commerce says trade with Ethiopia will reach $3 billion by 2015(sii akhri)27.01.2010

Ma aqoonyahanbaa? mise gumeysi doon?  akhriso maqaalkan cajiibka ah ee uu qoray ninkan aqoonyahanka isku sheegaya(sii akhri)26.01.2010 

Hanbalyo Hanbalyo Ilaahay haydinka dhigo caruusAxmed wali xasan daraawiish (xiddigga) iyo caruusadaAyaan axmed jabane.kuwii isku waara isfahma kala helana khayr barwaaqo wiil iyo caano & gabadh iyo caano (siiakhri)26.01.2010

Siyaabaha ugu fiican ee loo hurdi karo marka aad shaqaynayso. akhristoow hadii ay hurdo ku qabato adigoo shaqo ku jira waxaad u hurdi kartaa siyaabahan adigoon lagu dareemaynin in aad hurudo iyo in kale.(sii akhri)25.01.2010

'If push comes to shove, we can survive on our own'  IT IS almost two decades since Meles Zenawi came to power in Ethiopia after the rebels he led toppled the brutal dictatorship of Mengistu Haile Mariam(sii akhri) 25.01.2010

Mucjiso:aad loola yaabo daawo filimkan kore. 24.01.2010 

-------------------------------------------------------------------------

Ciidamada Sida Gaarka ah Utababaran ee Onlf oo Hawlgalo Ka wada meel 2 saac uun u jirta.  Magaalada adisababa(sii akhri)23.01.2010

Ethiopia renews fuel supply deal with Sudan.  January 21, 2010 (ADDIS ABABA) - Ethiopia and Sudan has signed a new oil supply agreement as initial deal enters into expiry.(sii akhri)23.01.2010 

Shir Qaxootiga Ogaadeenya ee Yemen. Shacabka reer ogadaainya ee qaxootiga ku ah dalka yaman waxay in badan  isku dayeen in ay  UNHCR  ay  u aqoonsato(sii akhri)23.01.2010

Faafaahiin dheeraad ah oo kasoo baxday dagaalkii Ma’yso ku dhex maray ONLF iyo Tigreega. Warar dheeraad oo kasoo baxay dagaalkii Ma’ayso ayaa waxa ay sheegayaan in(sii akhri)22.01.2010

Ethiopia: Ethiopia is on a deteriorating human rights trajectory as parliamentary elections approach in

2010.(sii akhri)22.01.2010

Karka Maxaa ka Keenay Gumeysidoonkii  iyo Websiteyadoodii?.  Waxay welwel lasoo gudboonaatay kadib markey u cadaatay guulaha xornima doonku kasoo hoyinayaan goobaha dagaalka gudo iyo dibadba. (sii akhri)22.01.2010 

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis. maamulka jaaliyada soomaalida ogaadeenya ee norway wuxuu ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada iyo shacabi weynaha soomaaliyeed in shirkii sanadlaha ahaa ee jaaliyada norway la qaban doono 30.01.2010 saacadu marka  ay tahay 15:00 waxaana lagu qaban doonaa cinwaanka tøyenbeken 5, dhinaca grønland bazarka musiemka ku yaala, kasoo qaybgal wacan. 21.01.2010

Waa Cusub yaa u Baryay ogaadeenya.    waxaa iska soo dabadhacaya guulaha ay maalin walba xaqiijinayaan shacabka xornimodoonka ah ee soomaalida ogaadeenya.(sii akhri)19.01.2010  

Institute for Horn of Africa Studies and Affairs (IHASA). 2010 Conference –June 18th to June 20th, 2010-University of Minnesota, Human Rights Center.(sii akhri)19.01.2010

Fuleyadii Xinka Badnaa. sawirka labadan dibjir ee kuwii dhalay ay kusii daayeen suuqa dalweynaha mareykanka, aadna u moodo sida lax bilaawe aragtay waa dambiilayaashii gaystay dilkii dhacdadii xanuunka badnayd ee seward(sii akhri)18.01.2010  

Nin Afar Dumar ah, Isku Mar la Aqal Galay.   videogan ka daawo. 17.01.2010

Dabaqoodhi,Hooyadii & Tigree. sidaad horey nooga barateen webka hanqadh waxaan idiin soo gudbinaynaa sheeko masraxiyadeed siyaasadeed taas oo ah dhacdooyinka maalin laha ah ee ka dhaca dhulka ogaadeenya (sii akhri) 17.01.2010

Inaa LilaahiWa inaa ilaahiraajicuun. Bahda Hanqadh iyo dhamaan maamulka jaaliyada norway waxay tacsi u dirayaan maxamed dheeg caagane oo hooyadiis Safiya axmed ku geeriyootay ogaadeenya, waxaan ilaahay uga baryaynaa in hooyo safiyo janadii fardowsa ahayd ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin..aamiin..aamiin. 17.01.2010 

 Golaha Qurbajoogta Jubooyinka. oo wada dadaal balaaran oo looga saarayo habacsanaanta iyo qaybsanaanta siyaasada shacabka jubooyinka ee dibad iyo gudaba.(siiakhri)15.01.2009

Forgotten crises to watch in 2010.Hayadda caalamiga ee xuquuqulinsaanka ee Human Rights Watch oo balanqaaday in ay sanadkana satelitka ku daawan doonto Ogadenya si ay ula socoto tacadiyada ay gaysanayso Ethiopia. Sii Akhri.14.01.2010

Ogeysiis. ogeysiis.Taran Express Waxay Idiin Haysaa Amaano iyo Adeeg deg deg ah. Xawaalada taran waxay ugu bishaareynaysaa dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool aduunka in xawaalada taran laga furay dhamaan wadamada aduunka & wadanka norway oo ay  xafiis cusub ka furatay caasimada oslo wadada motzfeldtsgt 10, tlf.21382224,email:tarannrw@hotmail.com

kasoo horjeedka masaajidka paakistaanka.. xiriiir wacan.!!

Hambalyo.Hambalyo.Hambalyo.Hambalyo. Bahda hanqadh waxay habalyo u diraysaa arooska Mohamed Cumar Jibriil(muzungu) & Raxmo Cabdulahi Cabdi xirsi. oo ka dhacay magaaladagaarisaArooskiina kii lagu nasto ee lagu nagaado allaha ka dhigo Ubbad kharqabana kala hela. aamiin.aamiin. 11.01.2010

 &  

Wadasheekeysigii ina Godane & Zenawi.  waxaa ay sheeko siyaasadeed dhexmartay hogaamiyaha itoobiya ee raba soomaaliya inuu qabsado iyo Horjooge godane ee la rabo in soomaaliya diinta islaamka looga saaro(sii akhri)10.01.2009

Masha-allah ma aragtay maalmahan masoo jeedsayaasha JWXO?

Nacaawi Si aan u Caawino Ubadka Jubooyinka.  (sii akhri)08.01.2010 Comments

Russia, China, Venezuela, Bolivia, US, EU and Ogaden. In a previous article under title ´Can Ogaden become the Next UN Member State?´ (sii akhri) 08.01.2010  

Ilaahow Absamaha Qaxootiga ah Dhamee. hadalkan waxaa tidhi gabadh beeshaas ka soo jeeda mudo 25 sano laga joogo ka hor(sii akhri) 08.01.2010

Somali community shaken by violent tragedy. Minneapolis — The family of two cousins killed in a triple homicide this week in Minneapolis plan to bury the men on Friday. (siiakhri) 08.01.2010

 Time for a new Somalia policy. In his testimony before the Senate Foreign Relations Committee on May 21, 2009, Admiral Michael Mullen, the chairman of the joint chiefs of staff, set a broad agenda for Afghanistan from which Senator Corker (sii akhri)07.01.2009

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Bahda hanqadh.com waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa eheladii iyo qaraabadii ay kabaxeen: mahad cabdi xaaji warfaa iyo c.fataax xaaji cabdi warfaa oo allaha u naxariistee gacan ka xaq daran ku dishay dukaankoodii dhexdiisa,samir iyo iimaan allaha naga siiyo. aamiin. 

Wadasheekeysigii: Admiralka & zenawi.  waxaa wada sheekeeysi dhexmartay labadan hogaamiye kadib markii saaxada geeska afrika ay dhowr iyo tobankii sanee ugu dambeysay  ahayd meel ay ku hardamaan.(sii akhri)04.01.2010

 Three years later, Canadian businessman languishes in Ethiopian jail.  

Abwan sangub iyo riwaayad cusub.  Abwaanka weyn ee soomaalida ogaadeenya abwaan sangub tariikhda riwaayadihiisa riwaayad taariikhi ah ku soo daray kor ka daawo  03.01.2010

Iskuulka:Mareerey Isbarbardhig intaan la dayactirin kahor iyo kadib. caruurtii shalay iyo caruurta maanta farqiga u dhaxeeya.(sii akhri)03.01.2010

Waxqabadka Mashruuca Horumarinta Jubooyinka. akhristayaasha shabakada hanqadh waxaan usoo gudbin doonaa barnaamijyo xidhiidh ah oo ay noo soo gudbiyeen howlwadeenada mashruuca horumarinta jubooyinka.(sii akhri)03.01.2010  

 Sirdoonka Cadowga Soomaalyeed ee Alshabab oo Dhuusomareeb lagu soo jabiyay. kooxda salka fudud ee cadowga soomaaliyeed ushaqeysa oo dad badan oo soomaaliyeed diintii ka horkeenay ayaa dagaal ku ekeeyay dhuusomareeb(sii akhri)02.01.2009 - comments-

Dagaaladii ugu danbeeyeey ee dhexmaray JWXO iy wayaanaha- waxa maalmahan socdeey dagaalo goos goosa gabi ahaanba Ogadenya(-Akhriso) Comments  01.01.10

What Did Angelina Jolie Pay for Her Baby? 

The UN is even weirder though, with Ethiopia committing genocide in the Ogaden, the Security Council finally acted, passing sanctions against...next door ... (SII AKHRI)

.

SIRDOONKA MAAFIYADA:SOMALIYA LAGU QABSAN RABO OO CULUMO SOOMAALIYEED AFLAGAADEYSAY. 28.12.2009

Waa maxay Ujeedada Ka dambeysa Cunaqabatayta Erateriya?. dad badan ayaa ku jahawareersan ujeedada ka dambeysa cunaqabataynta lagu soo rogay wadanka eretariya(sii akhri)26.12.2009

Waa Sidee Xaalada Jubooyinka. kadib jabkii isbahaysigii khiyaanada ee xisbi islaam iyo isbalaarintii kooxda alshabab ee cadowga soomaaliyeed rabo in uu dalka ku qabsado(sii akhri)26.12.2009

Oslo:Golaha Fulinta O.Y.l.   oo Shir uga furmay. Waxaa Maalin nimada Barito 25 December 09 ka furmi doona Magaalada Oslo ee Cariga Norwey Shirkii Gudiga  fulinta ee OYL iskugu iman jireen Sanadkiiba Mar.(siiakhri)24.12.2009

 &

Cabdishukri:  OO Noqday shakhsiga sanadka 2009. ee Qurbojoogta Soomaalida Ogaadeenya kadib markii uu soo bandhigay isaga iyo teamkiisa filimkii silent cry.23.12.2009

EVENTS

Ogaysiiskan ku socota Jaaliyadaha ogadenia ee yurub mudaaharaad kadhici doona Copenhagen 17 iy0 18 des 2009

Habeenkii stockholm iyo hobalada casriga

Ogaysiiskan ku socota Jaaliyadda Ogaadeenya ee Copenhagen oo qabanaysa Mudaharaad

Habeenka fanka iyo fananiinta ogaadenya. denmark 

silent cry sweden

SILENT CRY TORONTO.

 Ogaysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Ogaadeenya ee ku dhaqan Minneapolis, Minnesoto

SHIR SANADEEDKA JAALIYADA SWITZERLAND

Aaden cige cali Puntland:saylada soomaali galbeed(Ogadenia)(maqaal)

THE KING OF DHAANTO  JAANGO

Ogaysiiskan ku socota Jaaliyadaha ogadenia ee yurub mudaaharaad kadhici doona Copenhagen 17 iy0 18 des 2009

Habeenkii stockholm iyo hobalada casriga

Ogaysiiskan ku socota Jaaliyadda Ogaadeenya ee Copenhagen oo qabanaysa Mudaharaad

Habeenka fanka iyo fananiinta ogaadenya. denmark 

silent cry sweden

SILENT CRY TORONTO.

 Ogaysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Ogaadeenya ee ku dhaqan Minneapolis, Minnesoto

SHIR SANADEEDKA JAALIYADA SWITZERLAND

Hanqadh.Com © 2009 • Privacy Policy • Terms Of Use