Abwaan Ikhyaar oo Gabay uu Dareenkiisa wadani ku cabirayo nasoo gaadhsiiyay. 

Abwaan ikhyaar xassan oo ah abwaan alifa gabayada,heesaha,halxidhaalayaasha. Abwaan ikhyaar oo ilaahay u dhibyareeyay alifida heesaha iyo gabayada.

maanta waxaan idiin soo gudbinaynaa gabay uu abwaanku tiriyay oo layiraahdo "tiiraanyo".

gabaygani  tiiranyo

1/tada gabay dadwaynoow baryahan wan kataagnahaye
2/matusmaynin suugaanti aad igu taqaaneene
3/tabtii raage xalay baan dhaxgalay tololo iibaase

4/taariikh markaad qori waxbaa laga texraacaye
5/hadaad aayad sootabin xaqaa lagutafniidaaye
6/waligeed nin towsqaba in uu taaho wawmadale

7/tiiranyo iyo ciil nin ay taaban baan ahaye
8/taargeedka aan rabo hadhow baan utagayaaye
9/bal aan taabto waakaan baryahan toobiyayn jiraye 
 
afartaa tabtii aan larabay toob maqabadsiiyay
10/tabtii ina ugaas iyo qamaan taxadar mawyeelay
11/waxlayidhe tolkayoow ninkii tows qabaa garane
 
12/tacadiga gumaysiga bal aan yaraha taataabto
13/talaabada intuu faafan iyo jarar taxaashaayo
14/amuu toos wadada cad iyo hawada ogatalaabaayo

15/tafan toof anooqaba intuu tiisa boganhaayo
16/tusmadii goday iyo intuu fiiq katalinaayo
17/amuu turun turayn waalidkay aniga oo taagan

18/todobada malyuun iyo intuu sulul taxaabaayo
19/tukisbalow intuu leeyahay ee shacabku tuugaayo

21/tooxsiga intuu ina ilay hadal ka tuuraayo
22/ oday tiifi hayso iyo ituu tume ogaas kayga
23/dabaqoodhi tuugo ah inteey nabad ku toox tooxan

24/eetaagiirad ahaydeen gabdhaha loogutume jeelka
25/aytaladu saas uun tahay een laystex galin haynin
25/waa tiiraanyo gabay gaan tirshaa dhiigu tibiqlayne
 
26/afar taa tabtii aan larabay toob maqabad siiyay
27/taariikh loo khusheecay iyo murtida ma u taraan xaadhay
28/taageerayaasha iyo xubnaha ma utilmaansiiyay

29/toobiyaha wardheer  iyo hawaas ma utusaaleeyay
30 tukalaan idiin soosidaa oo tusaale ahe
31/iiman wixii taaban jiray la igu soo tuurye

32/roodaa wartoosaay lahayd toban sabaanoode
33/heelaalaa tola ayeey lahaa oo taan ogaa yidhiye
34/ waa kii tahanki dhoodan wax badan sootusmayn jiraye

35/waa kii tusaalaha ku yidhi ama kutaamayay
36/caqliga gacalki tooso yaa fikira nolosha toolmoone
37/maskax tacajib keedii batay oo tabana ooyaysa

38/oo cadho lateecdaana waataydan oo kale ee
39/anaase taxadka uga siidhow oo toban kun siidheere
40/timajilic ragii toogtay baa timirlasiiyaaye

41/ninkii toban kun oo ruux dilaybaa talo lawaydiine
42/wax tabtaa kadhigan maanta waa teenan oo kale e
43/afartaa tabtii aan larabay toob maqabad siiyay

44/nin waleba wixee uutabcadaybuu latagayaaye
45/tafaraaraqa iyo ceebta waa lagutasoobaaye
46/dadka  qaar qabyaaladi tontay oo toociyaajira e

47/ninqabiil lasoo taaganow talaxumaan taada
48/ tigree iyo axmaara iyo uraag waysitagayaane
49/midwaliba si uukuutertero yay udotoobeene

50/tuuguba nin kii haadabuu tacab kaqaataaye
51/haduuse ruuxo sootagan yahay wuukataga yaaye
52/isku teer sanaada oorabiga saarta taladiina
53/ootacadiga gumaysigu la iman  tabar halooyeesho 

ikhyaar hasan.

 

 

hanqadh@hanqadh.com