|

Abwaan akhyaar xasan oo nasoo gaadhsiiyay gabayga habar wacad.
Abwaan ikhyaar oo ah alifaa heesaha iyo gabayada ayaa gabaygan wadaniga ah nasoo gaadhsiiyay.
GABAYGII HABAR WACAD niman hil wadaagno hadaan hadal iswaydiino nin hurda iyo nin so jeda wa haayid kala dheree hadafka iyo waxan maganahay wa iga hamugtaasee bal aan hadal is waydino waan hibata ooyaaye hindisu hu marbuu kaa rida hogobya shaydaanee marna ay haboontahay inad hadafka racdaaye hiil nin an lahayn iyo gunbay hagari taalaaye niman ba hogaanki hayaa iyo hawl dhibata lehee nimanba naftoodi u huray hub iyo baruudee haraad iyo ragbaa gajo qaba hulaca jilaalee waxa lagu halagu halgamaayana wa hawl dhexda ahee shidaladan halqamaya ayuu rag kale habo leeyahaye waligeed nin ho laga sugo oon hurin wa ceebee hantida iyo dhaalaankina wa la isku haystaayee malasba hantiyay cidiii aad horay u lahaydeenee ceelkaad hanaanka u xidheen kum ahoraysaneee hablihi wardheer bay tiigree hiigata waliyee hogaankeeda dhagaxbuur ragii haysan jiray wayo iyago honga ah ayay qurbaha hadadafaaayaanee nogobay dharaar iyo habeen hanado laysayee jigjigay haweenki guryaha lagu hor xoogaayee heererba waxay hodan ahayd hobay ka qiiqaye afdheer baa harer iyo hareer laga horjoogaaye habar wacadka wa waxay goday hiil la daydayanee hadaynaan kala hadhayn tigree libin ma hoysenee hub nin an ku helin gul walaan hoo la odhanayneee halgamaha inan cawina way habontahayee nimanyahaw u hura malka oo hooda la ogaadaa o hadyaad uga dhiga aakhiraad ka helaysaanee hoyooyinkoow bixiyaa waa hebeladiiniiye hub ugaa waayaanuhu ninki haada buu diliyee oo ducada hareeraha ka dhiga walid wa halisee
hanqadh@hanqadh.com
|