Ajo Gudhay oo bidhaaminaya meesha medkiisa woyaanuhu ku ridi doono hadii uuna ka tobadkeenin. 

sawirkan kore waa sarkaal ka tirsan kooxdii diinta beenta kasheegi jirtay ee soomaaligalbeed oo markii ay ku fashilmeen jihaadkii ay jidka khaldka u mareeyeen uu ilaahay gacanta cadowga wayaanaha ku celiyay.

Kooxdan oo simen bereket sheegay in ay tahay koox ku raali ahaatay qaanuunka itoobiya ee laga soo minguuriyay diinta ortodoxka, wixii hada ka dambeeyana diyaar u ah waxa tigreegu ugu taliyo, hadii uu u adeegsan doono brobagaanda uu ku carqaladayn karo halganka xornimo doon ee mirihiisii soo dhawaadeen iyo hadii kaleba.

Kooxda ajo gudhay oo ah koox aan ka xishoon beenta iyo naftood hafrida ayaa wixii wasiirku sheegay wax aan ahayn suuqa isku dayaya in ay ka sheegaan, suaashuse waxay tahay yay sirayaan ama been u sheegi karaan oon naftooda yar ee masaakiinta ah ahayn?

Shacabka soomaalida ogaadeenya ayaa ilaahay ku mahadiyay sida uu u fashilay xigmad laawayaashii xaqooda duudsiyi rabay, waxaana maanta saaxada halganka iyo xornimodoonka kusoo hadhay onlf oo ah jabhad xornimodoon oo dhab ah,taqaanana talaaba kasta goorta la qaado iyo meesha la dhigaba, taasna waata maanta keentay in guulo dhaxal gal ah gaaro halganka dib u xoreynta soomaalida ogaadeenya.

Bal sawirkan kore eeg oo ciyaal khubus doon xero qaxooti kusoo korey mooyee miyuu kaaga muuqdaa nin halgamaa u eg? maanta yaa safka galiyay oo sawirkan ka qaaday ayaad u malaynaysaa akhristoow?

Waxaa la gudboon dhamaan soomaalida ogaadeenya ee ay nimankan dadkooda ka horkeeneen in ay ilaahay u towbad u keenaan.

 

daljir999@hotmail.com

hanqadh@gmail.com