|

WaligaaDadka Onlf mucaarada Ma la Kulantay?
Mudo badan ayaan waxaan isku dayay in aan darso dadka halganka xaqa ah ee lagu badbaadinayo dalka & dadka ogaadeenya dacaayadeeya ama wax kasheega.
Waxaa ii cadaatay badanaa dadkan iyaka ah in ay yihiin dad bulshada dhexdeeda aan wax sumcad ah kulahayn, waxaa kale oo intaas sii dheer in ay yihiin ashkhaas aqoontooda diineed ama tooda aduuneed ay aad u hooseyso.
Ashkhaastan waxba ma xeeriyaan waxa kaliya ee niyadooda ku jirtana waa jeebka seed u buuxisaa ama magac uusan mudnayn sideed ku heshaa.
Ashkhaastan ishaadu markey qabato waxaa kaaga kordhi nac niyadooda waxaa buuxiyay damiir wadaninimo la,aanteed.afka haduu kala qaado kama hadlo xal & horumar ee waxuu ku mashquulaa inuu kala geeyo umadan cadowgu xasuuqayo kana hor istaago wax walba oo ay wanaag ku gaadhi lahayeen.
kooxdan dacaayadaysa dambigan ay ku kacayaa ee aad ka u xun ogaadeenya gudihiisana dilka keena in umada lakala geeyo laakiin qurbaha maadaama aan wadamo kale joogno aynaan ku dhicin sharciyada awgood.
kooxdan damiirlaaweyaasha ah waa in:
1.la takoore si ay u ogaadaan in waxa ay ku ciyaarayaan yahay mustaqbalkii reer ogaadeenya oo dhan.
2.in qofwalba oo soo dhaweeya ama saxiib la ah isha si gaar ah loogu hayo.
3.in damiirlaawe walba qaraabadiisa ay xil iska saarto in ay qabtaan hadii uu diidana aan la difaacin dhaleeceeyaana.
gabagabadii waxa reer ogaadeenya qarnigan gumeysiga hoos dhigay waa keena liita ee qadiyadeena inuu ka dilaalo ama shaqo ka dhigto isku daya oo aynaan runta usheegin, dhaqankaas waa in la badalaa oo qofka danta umada waxyeelayn meel looga soo wadajeesto. damiirlaaweyaasha kalena ay cashar ugu noqoto ay wax ku qaataan.
hadii kale adoonsi iyo bahdil ayay na dhaxalsiin qabasho la,aanta damiirlaaweyaashu iyakuna shaqo ayay ka dhigan oo waxay isu qaadan in jid xaq ah ku socdaan.
hanqadh@hanqadh.com
|