|
Dhalintii ogaadenya oo xoriyad u qaylinaysa iyo calooshood u shaqaystayaashii s.galbeed ku qaraaban jiray oo gumeysi saf u galay.
 
Ilaahay ayaa mahadleh oo dadka siiya caqliga wanaagsan ee wanaaga iyo xumaanta lagu kala garto, ilaahay ayaa siiyay labadan sawir ee kore mid walba garashada iyo fahanka ficilada ay ku kacayaan.
Sawirka bidixeeeya: waa dhalintii soomaalida ogaadeenya oo kumanaan kiiloo mitir usoo maray sidii dalkooda iyo dadkooda looga xoreyn laaha gumeysiga arxan laawaha ah ee sida naxariis darada ah u gumaadaya rayidka biri magaydada ah ee soomaalida ogaadeenya, waxay buunka u afuufayaan sidii aduunku meel uga soo wadajeedsan lahaa taliska hororka ah ee dhiiga gacmaha kula jira (melez zenawi).
Sawirka midigeeya: waa calooshood u shaqaystayaashii safarka dheer u galay sidii ay u fashilin lahaayeen halgankii dheeraa ee shacabka ogaadeenya ku difacayeen dalka,diinta,iyo , waxay sidii ardey iskool dhigaynaysa ama dhalinta casriga ah kolba meel sawir foolxun uga soo dirayaan si ay u hoosaasiyaan shacabka gobanima doonka ee ogaadeenya.
 sawirada wada maahsan eed u moodo in ay yihiin wajiyo ilaahay u qoray jahanamo oo cadaabkii loo bidhaamiyay hadii ayna ka toobad keenin isku dayga ay rabaan in ay raali galiyaan oo garab siiyaan gumeysiga itoobiya, shakina ayna ku jirin in aakhiro iyo aduunba ay meel xun ku dambeynayaan hadii ayna ka toobad keenin waxa ay ku jiraan.
Nabigeenii suubanaa csw ayaa la waydiiyay waa maxay wanaagu? nnk wuxuu ku jawaabay waa wixii ku farxadgeliya ee aan laabtaada iyo dareenkaaga aan ku reebin wax murugo ah laakiin kugu abuura ilka cadeyn rayn rayn iyo qalbi wanaagsan sida wiilshan iyo gabdhahan oo kale hoos ku sawiran.
  
  
sawiradan dambe waa kuwii aayadu sheegtay ee ahay awliyada ilaahay walwal iyo cabsi ma agtaalo waayo waxay ogyihiin wixii xumaan ah iyo wixii wanaag ahba in ilaahay agtiisa ama qadartiisa ku timid inkastoo wixii dhib ah ay tahay dambiyo aynu nafteenu lanimaadnay.
 
labadan sawir ayaa soomaalida ogaadeenya cibro iyo wax qaadasho noogu filan hadii aan raacno nimankan soomaalida galbeed sheegta ee gumeysi doonka ah cimrigood maytinimada wajiyadooda ka muuqata ayaan ku jiraynaa waxaa ay ka murugeysan yihiin wax ka daran ayayna noo keenayaan hadii aynaan gumeysiga ay faraqa haystaan intaan meel uga soo jeedsano iska qabanin.
Sawirkan wiilasha soomaalida ogaadeenya ee ilka cadaynaya ee in wiil maqala ka yimid u daba fadhiiistaan aayaha dalkooda iyo dadkooda oo ay dhahaan wuxuu noo ogol yahay, ilka cadeyntan waxaa ay noo horseedi hadii aaan wada raacno, jano, xoriyad, sharaf, jiritaan ummadeed i.w.m.
Akhristaha sharafta lehoow adiguba indhahaaaga waad ku cabiri kartaa labadan sawir ee aan idiin soo gudbiyay kee ayaad rabtaa ma sharafta mise murugada iyo gunimada gumeysiga?
daljir999@hotmail.com tafatiraha arimaha soomaalida.
hanqadh@gmail.com
|