Shabakada dhanaan.com oo afka la qabtay.

Shabakada dhanaan.com oo beryahan dambe qoreysay sheeko ay garab ku siinaysano ninmankii isdhiibay ee uwslf kuwaas oo ujeedkoodu tahay in ay shacabka halgamaya hoosaasiyaan ayaa ilaahay afka qabtay..

Ilaahay wuxuu yiri xaqu isagaa sareeya ee lagama sareeyo, halganka ogaadeenyana mucjisooyin badan ayuu leeyahay, qof walba oo wax kasheega ama la coleytama masiibo ayuu alla ku salidaa, jirooyin, geeri xun, takoori, iyo silac ayuu ka dhargaa.

Shabakada www.dhanaan.com ayaa beryahan oo dhan waxay gadaysay sheeko gumeysi oo ummadda soomaalida ogaadeenya wax dan ah ugu jirin dhibaato mooyee, nasiib daro qofka qoraya isagu wuxuu isu haystaa in uu wax wanaajinayay, laakiin dambi aad u weyn oo hoosaasin ummad dhan ayuu ku kacay, siduu isaga jecel yahay hadii lasameeyana soomaali ogaadeenya dib looma arkeen, hadana nasiib daro wuu isla saxsanaa.

Mucjisada ilaahay, www.dhanaan.com ilaahay wuxuu usoo diray niman hackero ah oo webkii tigreega sheekadiisa lagu gadayay joojiyay, waxaa ka sii daran in nimanku halgan iyo sawiro dad la xasuuqayo ka hadlayaan, suaashu hadaba waxay tahay suurtagal soo ma aha in ilaahay darsin qoraha dhanaan.com uu kusiinayo ay tahay oo uu ugu sheegayo ( ogaadeenya halgan xaq ah ayay ku jirtaa waa la gumaadayaa ee shut up?)

 

hanqadh@gmail.com