|
Gabdhihii xoriyada ogaadeenya oo wacdaro ka dhigay mudaaharaadkii heeg.

Gabdhaha soomaalida ogaadeenya waxay yihiin lafdhabarta halganka xornimo doonka ah ee soomaalida ogaadeenya,gabdhuhu waa lafdhabrta wax walba oo danta ummadda soomaalida ogaadeenya ah waxayna bulshada soomaalida ogaadeenya ka muteysteen in loo qiro dadaalkooda iyo doorka ay ku leeyihiin difaaca dalka iyo dadka.
Mudaaharaadkii ugu dambeeyay ee soomaalida ogaadeenya ka dhigeen cariga holland gabdhaha soomaalida ogaadeenya waxay muujiyeen in ay yihiin hormuudka dhabta ah ee hagaya halganka xornimodoonka ah ee soomaalida ogaadeenya.
Sida aad sawirkan ka arki kartaan waxaad ka akhrisan kartaa shacuurta ka muuqata in ay yihiin kaydka qaranka soomaalida ogaadeenya,difaacaha,horseedaha, qadiyada.
Waxaase nasiib daro ah damiirlaaweyaal soomaalida ogaadeenya asal ahaan kasoo jeeda in halganka ay gabdhahan naf iyo maalba u hurayaan ay isku dayaan in ay cadowga uga hiiliyaan.
daljir999@hotmail.com tafatiraha
hanqadh@gmail.com
|