Proff.Gaandi &Qurbajoogta jubooyinka sandiego.

Proff.gaandi wafdigiisii ayaa Saacadu markay ahayd 12:30 duhurnimo ee bishan July 11, 2010  ayuu Professor Gaandhi ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee San Diego.

 

Halkaas oo ay si wadajir ah ugu soo dhaweeyeen dhamaan wax garadka, aqoonyahanka, iyo culimo aw diinka ree San Diego.  Ka dib waxaa Professor Gaandhi la geeyey goob loogu diyaariyay qado sharaf. 

 

Saacadu markii ay ahayd 5:00pm wuxuu professor Gaandhi kulan dheer oo xiiso leh la qaatay wax garadkii San Diego ee ka soo jeeday bulshada Absamaha ah.  Shirkan ka dibna wuxuu fadhi la yeeshay dumarka beesha Absame. 

 

Isniinka July 12, 2010 5:00pm wuxuu Professor Gaandhi qabandoonaa shir aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galaan bulshada Somalida ah ee degan San Diego. 

 xigasho: www.jubbalanddf.net

 

hanqadh@gmail.com