Google: oo khariidadaha ka saaray in ogaadeenya itoobiya ka mid tahay.

Kaartada cusub: oo ah red   la micno ah (disputed)

Brogaramka caanka ah ee (google eath) ayaa gabihaanba dib u saxay khariidadihiisa meeshii waagii hore uu kadhigay wadanka ogaadeenya dhul itoobiya leedahay ayuu hada wuxuu ku calaameeyay calaamo guduudan oo micnaheedu tahay waa dhul lagu muran san yahay.

kaaratadii hore: oo ahayd jaale lana mid ahayd itoobiyaa leh (international)

qoraalkii googleka halkan ka akhri

 

hanqadh@gmail.com