Shir Golaha Qurbajoogta Jubooyinka Ku Qabanayo sandiego-usa.

Golaha qurbajoogta jubooyinka wuxuu ogaysiinayaa  dhamaan shacabka  soomaaliyeed inay kasoo qaybgalaan shir kadhici dona magaaalada  SANDIEGO .CA


ShirkaN oo looga hadlayo xaalada guud ee soomaaliya iyo gaar ahaan gobbalada jubooyinka
waxaan shirkaasi kaqayb geli doona proff  mahamed  abdi gaandi oo gacanta kuhayo barnaamijka juboyinka.

 

Shirka wuxuu dhici doonaa:


Maalinta   axadda


Taariikhda.11 july 210


Cinwaanka shirka


4061 fairmaunt
ave sanDiego 
CA 92105


Fadlan taleefanadan laxirir wixii faahfahin ah


6195818114
6192540104
 
Mahadsanidiin

   XIGASHO:  info@jubbalanddf.net

 

hanqadh@gmail.com