Dhanbaal ku Socda Zenaawi.

 Kaligii taliye waxaad riyootay riyo aad u macaan badan adigoo jooga xeebtii dalka soomaaliya. waxaad iska dhaadhicisay in aad geyiga geeska afrika qowmiyadaada tirada yar ee jaahiliinta ah ka taliyaan oo ay boqoro ka noqdaan, riyadu way macaanayd soo ma aha? laakiin waxay noqotay riyo uu riyooday wiil yar oo jaahil ah oo sooyaalka taariikkheed ka dhaga la? yaa kugu yiri soomaalida ogaadeenya yaa aqbasha adoonsi? ma hilmaantay in ay yihiin kuwii awoowgaa baray in uu hilibka cayriin cuno? ma waxaad u malaysay xasuuqa aad biri magaydada ogaadeenya u geysanayso in ay noo dabcin ama aan ku baajinayno xaqa aan u leenahay in aan dhulkeena si xor ah ugu tashano?

Melez maxaa kugu dhacay oo ku haya oo shirwalba 10 farood wajiga la saaraysaa? mise waxaa riyo kuugu yimid inta agoon ee kumados reer ogaadeenya ah ee kugusoo wajahan maqale?

Melez ma ogtahay in wali soomaalida ogaadeenya iskululeyntii dagaalka ku jirto ooyna dagaalka toos usoo galin?

Talo: ciida ogaadeenya iyo khayraadkeeda waxba yuuna damac kaa galin kuwii lahaa yaa jooga.in soomaalida ogaadeenya qabaan iyo adoon kuu noqdaana cirka intuu kuu jiro yay kuu jirtaa, si aan u kala nabadgalo sida ugu dhakhsaha badan ciida muqadaska ah ee ogaadeenya injirtaada ula dhaaf.

hadii kale waa inoo maqle oona sidii axmed guray kasoo noqon doonin marka soo socota cidwalba oo ku kaalmaysa.

 

qore: daljir999@hotmail.com

aragtida qoraalkan waa fikirka qoraha oo kaliya.

 

hanqadh@hanqadh.com