Sawirada ma Akhrin Taqaanaa?. 

Waxaa la yiri hal sawir ayaa kun eray ka micno badan sidaa darteed waxaan kuwa ilaahay garasha caqliga ku yareeyay bal in ay isku dayaan in ay dareenka indhaha isku dayaan in ay wax ku qaadan karaan.

Sawiradan qofkii garasho iyo inyar oo damiir ah ku jirto wuu fahmi karaa in shacabku soomaalida ogaadeenya gudo iyo dibad u jihaystay in heeryada gumeysiga uu iska qaado wayaane iyo jaajuusna ciil ,cadho,iyo ciqaab mooyee waxkale oo ay shacabkan ay ka fishaan in aysan jiraynin.

Towradan shacbiga ah ee ku socota xawaare aan inaba horey looga filayn shacab 100 sano ku dhawaad gumeysi ku jiray. waxaan iyaran marna suurta gasheen hadii uuna xaq ahayn dhabe sax ahna ku socon halganku in uusan marna intaas oo taageero shacbi ah heleen.

ilaa hada waxii sawir ahaa een ku tusay ma akhrisay mise wali waxaad u baahan tahay in aan ku tuso daliil kuu cadeeya in ummaddan miskiin marqaansan,jaajuus,iyo wadaad xume ayna masiirkooda ka leexin karin hadii laga leexiyana waxa aakhiro iyo aduun seegi oo sidaa cawshii loo ugaarsan ay yihiin soomaalida ogaadeenya.

fiiriya farxadeena waxan oo farxad ah anakoon janadii iyo xoriyadiiba gaadhin waxa naga keenaya waa jidka xaqa ah ee aan ku socono. aayad ayaa ahayd(awliyada ilaahay cabsi iyo walwal midna ma leh)waayo waxaan sameeynaa kaalintii nooga aadanayd dalkeena,dadkeena iyo diinteena.

haye fiiriya ciidankeena qalabka sida ee ogaadeenya wiilasha iyo gabdhaha ka dhaariyay ciidooda muqadaska ah in wayaanuhu dhaxlo kana doortay  adoonsiga in uu u dhinto dalkiisa iyo dadkiisa. mase aragtaan qosolka iyo farxadu in qurbo iyo gudaba ka siman yihiin inta damiirka leh?

inshiina waxaa macalin u ah in shacabka soomaalida ogaadeenya uuna xornimo hadal kaliya ku doonaynin ee si dhab ah rag iyo dumar ugu guntadeen in gumeysiga la soo afjaro.

  walee dabaqoodhi iyo xornimo doon kala war la, saa caqligiisa yar ee dabran ayuu doonayaa in uu umadan tashatay xornimadiina u muuqato in dabar nijaas ah  uu  ku kala qaybqaybiyo.

cunto u noolow iyo dabaqoodhiyoow umadiina dhinac ka soo raacaa aakharo iyo aduunba aad liibaanteene hadii kale duli ayaa kuu dambeyn aakhiro iyo aduunba.

hanqadh@hanqadh.com