|

Shir uu qabtay Machadka Daraasaadka Caalamiga ah ee cali-food-jeefad.
shir uu soo abaabulay machadka daraasaadka caalamiga ah ee califood-jeefad ayaa lagu qabtay caasimada wadanka norway shirkan oo soconhaya mudada u dhaxeysa 12-14 bisha juun ayaa waxaa kasoo qaybgalay wafuud kala duwan oo ka kala timid daafaha aduunka.

ka soo qayb galayaashu mudada uu shirku socdo waxay ku baranayaan duruus ku saabsan diplomacy waxaan laysku waydaarsan doonoo qorshihii iyo dariiqa ugu haboon ee loo wajihi karo sare u qaadida wax qabadka hogaanka arimaha dibada.

Beryahan dambe waxaa socda dadaal waxqabad oo haayad walba iyo jaaliyad walba ay doonayso in tayadeeda sare ugu qaado hawsha ay dalka iyo dadka u haysana sida ugu fiican u gudato.
waxii war ah ee kasoo kordha shirkaas dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa.
hanqadh@hanqadh.com
|