| Shir Dhalinyarada Ogaadenya ee Denmark.
 
Shir ay isugu yimaadeen Ururka dhalinyarada Somalida Ogadenia ee Denmark oo kadhacay magaala madaxda Sadexaad ee Odense- shirkaas o ay dhalintu ooga golahaayeen ansixinta iyo u hogaansamida go'aamadii kasoo baxay shir waynihii Ururada dhalinyarada Somalida Ogadeniya ee aduunka oodhan ku midoobeen ee kadhacay wadanka Denmark taariikhdu markay ahayd 25 illaa 27-06-2010. waxaa kaloo lagu qaadaa dhigay shirkan ay isugu yimaadeen ururka dhalinta somalida ogadeniya ee Denmarka Qorshaha Ururka ee sanadka inta kahadhay---
Go'aamadii kadoo baxay shirkii ururuka dhalinta Somalida Ogadeniya ee Denmark yeesheen 17-07-2010
-Inaan ururka oo horay loo oran jiray O.S.N (Ogaden student Network) uu maanta laga bilaabo Magaciisii kubadalay OYSU-DK (Ogaden youth and student Union in Denmark) magacaas oo ah midka ay ku midoobeen ururada dhalinta somalida Ogadeeniya ee Dunida idilkeed- aana kamid nahay Ururka OYSU ( Ogaden youth and student)-
-Inaan hirgalino una hogaansano go'aamadii kasoo baxay shirwaynihii ururada dhalinta somalida ogadeniya ee Denmark kadhacay taariikhdu markay ahay 25 illaa 27-06-2010-
Qore: Xoghayaha ururka OYSU-DK Cabdi Raamsade.
|