OgaysiisogaysiisOgeysiis. 

Ururka codka dhaliyarada ogaadeenya ee norway waxuu wargelinayaa dhamaan bulshoweynta soomaalida ogaadeenya ee norway in ay nagala soo qaybgalaan sanadguuradii kasoo wareegtay maalinkii la aasaasay ururka codka dhalinyarada soomaalida ogaadeenya oo ku aadan :

 maalinka sabtida ah ee  taariikhduna tahay 27.06.2009.

goobta shirka waa hoolka shirarka ee dhinaca bazaarka grønland

saacada shirku waa 16:00

fadlan nagala soo qaybgala shirkan una sheega dhalinyarada aad taqaanaan. iyo dhamaan bulshoweynta soomaalida ogaadeenya iyo soomaaliya ee norway oslo.

mahadsanidiin.

 

maamulka ururka codka dhalinyarada ogaadeenya.

 

hanqadh@hanqadh.com