Ururka Dhalinyarada Ogadenya ee norway oo kulmay.  

 waxaa kulmay ururka codka dhalinyarada ogaadeenya ee norway maanta oo sabti ahayd taariikhduna ay ahayd 13.06.2009 wafdigii dhalinyarada norway ee ka qaybgalay shirkii finland ayaa ku soo bandhigay warbixin  shirkii finland ka  dhacay kuwaas oo isugu jiray maqal iyo muuqaal.

shirka aya waxaa looga hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka iyo wadashaqaynta ururka codka dhalinyarada ogaadeenya ee norway.

shirka faahfaahintiisa iyo sawiro dib ayaan idiinku gudbin doonaa.

 

 

hanqadh@hanqadh.com