Sheekh Khaliif Guure oo shir jaraaid Qabtay. 

Wariyaha golaha qurbajoogta jubooyinka ee kenya oo war deg deg ah  nooga soo diray caasimada wadanka kenya  ayaa wuxuu noo soo sheegay in gudoomiyaha golaha guurtida ee jubooyinka iyo gedo sheekh khaliif guure uu shir jaraaid ku qabtay magaalada nayroobi.

Shirkan jaraaid ayaa wuxuu gudoomiyuhu ku cadeeyay in ismaamul gobaleedkii  jubbaland uu gabagabo marayo  sida ugu dhakhso badana uga hawl geli doona dhamaan degaanada jubooyinka iyo gedo.

Shirka jaraaid ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan saxaafada caalamka iyo haayadaha caalamiga ah ee ku sugan wadanka keenya.

sawiradii shirka iyo maqalkiiba kala soco wararkeena dambe.

 

 

xigasho:.www.jubbalanddf.net

 

hanqadh@gmail.com