|
Yasin Abaaqoroow khalid binuwalidkii ogaadenya ma laga yaabaa inuu noqdo ?.

Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan, Shacabka Somalida Ogadeenya Ee Ku Kala Nool Wadamada, Norway, Denmark Iyo Sweden Waxaan Ogaysiinaynaa In Uruka Dhalinyarada Somalida Ogadenya Ee OYG Ee Saldhigoodu Weyn Uu Yahay Caasimada 2aad Ee Wadanka Sweden Magalada Gothenburg.
In Ay Qabanayaan Xaflad Aaad U Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynayo Mudane Yaasiin Cabdi Jire( Abaaqorow)
Xafladaas Oo Ku Salaysan Ka Tanaasulidii Uu Ku Dhawaaqay Agaasimihii Guud Ee Website Kii www.Abaaqoroow.com Waxaan Ugu Baaqaynaa Dhamaan Bulsha Weynta Somaliyed Iyo Tan Reer Ogadeniyaba Ku Kala Dhaqan Wadamada Kuna Kala Xeeran Magaalada Gothenburg Ee Wadanka Sweden.. Goobtu Waa GÅRDSTEN SKOLAN.
Wixii Faahfaahina Oo Dheeraad Ah Waxaad Kala Soo Xidhiidhi Kartaan.
Tel: 0762922647 Tel: 0762409445 Tel: 0720198466
hanqadh@gmail.com
|